Terms and text shown below represent Omar’s contributions to TermWiki.com, a free terminology website and knowledge resource for the translation community.
Formal ending of a marriage through legal means while both parties are still alive.
dhammaadka sida rasmiga ah ee guurka iyaado loo marauo micnaha sharciga oo ay ka dhigan tahay labada dhinac ee wali nool.
The final portion of the funeral service at which time the deceased is interred or entombed.
Waa hawsha ugu damebysa tacsiyada marxuumka la xaabaliyo ama la aasayo.
Organized body of individuals who share some goals and try to influence public policy to meet those goals.
Gudiga qaban qabada ee shaqsiyaaka kuwaaso oo la wadaaga qaar ka mid ah goolasha iyo isku day saamayn siyaasada dadweynaha si ay uula kulmaan goolasha.
A magistrates' court or court of petty sessions, formerly known as a police court, is the lowest level of court in England and Wales and many other common law jurisdictions.
Xakinnada' maxkamada ama maxkamada kalfadhiyada yar yar,oo horay loogu yaqaanay maxkamada booliska waa heerka ugu hoosaya ee maxkamad Iglan iyo Wales iyo sharcida kale badan oo caan ku ah awooda.
A legal paper signed by the attending physician showing the cause of death and other vital statistical data pertaining to the deceased.
Warqad sharci ah oo ku saxixan oo tusaynasa waxa sababay dhimashada iyo warbixnta ku saabsan dhimashadisa.
An aquifer containing unconfined (unpressurized) groundwater held above a lower body of groundwater by an unsaturated zone, often a result of clay lenses in the soil strata.
Lakab dhaliyaha kooban oo an kaboonen (aan cadaadisnan) biyaha dhulka ay kor uu haya jirka hoose ee biyaha dhulka sooneka xayrta inta badan ee natiijaga dhoobabda oo u dhexaysa ciida.
Clause in the First Amendment that says the government may not set up, or establish, an official religion.
Qodobka markii hore bedeelka waxa uu yirahadaa dowladda ayaa laga yaba in aysan rabib ama asaasto diinta rasmiga ah.
The Committee of the Regions is an advisory body representing local and regional authorities in the European Union.
Golaha gobolada waa guddiga la talinta wakiilada deegaanka iyo maamuul goboleedka Midowga yurub.
Group of persons controlling a government, especially after a revolutionary seizure of power.
Kooxaha Shakhsiyaadka ee gacanta ku haya dowladda,gaar ahaan kacaanka la wareegay xukunka.
A professional who prepares for the burial or other disposition of dead human bodies, supervises such burial or disposition, maintains a funeral establishment for such purposes, counsels with survivors. Synonym: mortician, undertaker.
Xirfadlaha kaas oo diyaariya aaska ama hawlaha kale ee meeydka,kormeera sida aaska or hawlaha haya aasaaska logu talagalay ujeedooyinka,la talintta dadka badbaada,isku eekaasha: ka shaqeeyaha,hawlwadeenga.